
Laacibka weyn ee dimaariya ayaa sandkaan ka ciyaari doona hooryaalka ingriiska Ka dib markuu ka soo wareegtey horyaalka isbaaniya Dimaariya ayaa u dhashey dalka arjantiin una ciyaari jirey kooxda riyaal madriid Dimaariya ayaa sanadka si fiican u caawiyey wadankiisa ka dib markuu si fiican u ciyaarey koobka aduunka Kooxda weyn ee man united ayaa ka heshey qaab ciyaareedka laacibkani Ka dib markey u martey dalaal dheer...