Bolotloli oo ah laacib 24 jir ah una dhashey dalka itaaliya ayaaa u ciyaari doona kooxda Liverpool
Ka dib markuu dhamaadey heshiiskii uu la galey kooxda la yiraahdo AC MILAN
Heshiis kaa soo ahaa sanad iyo bar , sanad iyo barkaas wuxuu ciyaarey 54 ciyaarood
Uuna dhaliyey 30 gool
Boloyoli ayaa sheegey inuu ku faraxsan yahay heshiiska cusub ee uu la galay liverpool
BY ARUSH SHARIF