i;}
Laacibka u dhashey dalka arjantiin ee lagu magacaabo maskirano oo dib
U cusbeeneesiiyey heshiiskii uu la galay baarshilona heshiiskaasoo ku ekaa sanadka 2015
Hadana uu la joogi doona ilaa iyo 2018
Taasna waxey cadeyneysaaa in ay u baahan yihiin laacibka