Diyeego simyooni oo ah toobataha atlaatiko Madrid ayaa lagu ciqaabey
8 ciyaarood inuusan gali doonin garoonka ciyaarta
Ka dib markii oo si khaldan ula dhaqmey aarbirtarii haayey
Ciyaartii riyaal Madrid iyo atlaatiko Madrid ciyaartaasoo aheyd filnal