DIMAARIYA OO NAQDAY LAACIB MAN UNITED

 

 

 

 

 

 

بالصور - مانشستر يونايتد يقدّم نجمه الجديد دي ماريا لوسائل الإعلام

 

 

 

 

 

 

 

 

Laacibka weyn ee dimaariya ayaa sandkaan ka ciyaari doona hooryaalka ingriiska

Ka dib markuu ka soo wareegtey horyaalka isbaaniya

Dimaariya ayaa u dhashey dalka arjantiin una ciyaari jirey kooxda riyaal madriid

Dimaariya ayaa sanadka si fiican u caawiyey wadankiisa ka dib markuu si fiican u ciyaarey koobka aduunka

Kooxda weyn ee man united ayaa ka heshey qaab ciyaareedka laacibkani

Ka dib markey u martey dalaal dheer ugu danbeyna la gashey heshiis ilaa iyo shan sano soo socota dimaariya ayaa lagu soo iibsadey lacag gaareysa 75 malyan yuurow



التعليقات


استضافة مجانية من موقع مدونات عبر ! | الموقع غير مسؤول عن محتويات المدونة، فقط صاحب المدونة يتحمل كامل المسؤولية عن مضامينها | التبليغ عن مخالفة- Report copyright abuse | سياسة الخصوصية |نسخة الموبايل